CIMILLADA HARGEYSA

Ogaalnews

Hargeysa: Arday gobollada metelaysa oo Tartanka Quraanku u bilaabmay

Hargeysa 19, August 2010 (Ogaal)- Arday oo ka kala yimi gobollada Somaliland, ayaa shalay uu tartanka Quraanka kariimka ahi uga bilaabmay caasimada Hargeysa. Tartankan oo Ramadaan kasta la qabto, waxa sannadkan ka qaybgalay 63 arday oo ka kala socda Madasadaha gobollada dalka, kuwaasoo ku tartami doona 15 Jis iyo 30-ka Jis ee Quraanka kariimka ah. [...]

Duruus ku saabsan Bisha Ramadan – Q.3aad

  Waxyaabaha Soonka Burrinaya 1. Cunitaanka haddii uu doono ha ahaado xabbad sinsin ah wax la eg ama wax ka sii yar isaga oo u kasaya oo aan lagu dirqin oo og in ay xaraantahay iyo cabitaanka dhibicba ha ahaatee biyo ah ama daawo. 2. Wixii sanka lagu dhibciyo iyo dhegaha iyo sidoo kale wixii [...]

Duruus ku saabsan bisha Ramadaan – Q.2aad

Waajibaadka Soonka 1. Niyadda: oo qalbiga ah, shardina ma aha in uu qofku ku dhawaaqo, waana waajib maalin kasta oo soon ah habeenkiisa, mana ansaxayo soonku niyad la’aan, wuxuu laabtiisa ku leeyahay: “waxaan niyaystay in aan soomo berrito oo ka mid ah bisha Rabadaan”. Waxaana ku waajib ah midda xaylka qabta iyo tan nifaaska qabta [...]

Duruus ku saabsan bisha Ramadaan – Q.1aad

Bisha Soon, waa bil uu Eebbe (sw) dhex yeelay fadli aad u weyn. Bisha Soon waxaa loogu magac daray bishii Qur’aanka, taasoo macnaheedu tahay in qur’aanka la soo dejiyay bil Ramadaan, sida ku cad Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah. Waa bil uu Alle furo albaabada Jannada, uuna xidho albaabada Naarta. Waa bil uu Illaahay (sw) ugu [...]

Photo Gallery

© 2011 - Ogaal News Online - All Rights Reserved - Designed by KADAR KAARIYE