Qof dumar ah ayaa ku dhashay gabadh laba madax leh magaalada Sichuan, ee dalka Shiinaha. Gabadhan ladaba madax leh, oo wadaaga jidh keliya, laba gacmood iyo laba lugood, ayaa ku dhalatay qeybta Caesarean wiigii hore, sida dhakhaatiirtu sheegeen. Hablahan walaalaha ah aya la sheegay inay ka cabanayaan xaalad caafimaad daro oo loo yaqaan dicephalic parapagus [...]
Dalka Hindiya waxa ku nool qoys lagu tilmaamay inuu yahay ka ugu ballaadhan dunida oo ka kooban nin, xaasaskiisa, carruurtooda iyo waxay sii dhaleen. Aabaha qoyskan oo la yidhaahdo Ziona Chana waxa uu guri kaliya kula nool yahay 39 dumar ah oo uu qabo, 94 carruur ah oo uu dhalay, 14 dumar ah oo uu [...]
Haweenayda caanka ah ee Paris Hilton ayaa qaadatay Diinta Islaamka, sida uu afhayeenkeeda Ian Brinkham u xaqiijiyay telefishanka CBS. Sidoo kale, qaar ka mid ah warbaahinta caalamka ayaa lagu shaaciyay inay sawiro in haweenaydan u dhalatay dalka Maraykanku ay Muslimtay. “Waxay go’aankeedan ku taamaysay muddo dheer ilaa markii lagu xidhay xabsiga Century Detention Facility sannadkii [...]
6:13 pm | Posted in
DHACDOOYINKA |
Read More »
Magaalada barakaysan ee Mecca ayaa laga hirgeliyay Saacad aan nooceeda hore loo arag taas oo la filayo inay noqoto saacadda ilaalisa wakhtiga dunida Muslimka ah. Saacaddan oo xaddi ahaan weyn isla markaana laga qotomiyay badhtamaha magaalada Mecca, waxa ay shaqadeeda bilowday maalintii Arabaca ee bisha Ramadan bilowga ahayd. Saacaddan oo loo bixiyay Saacadda Mecca [...]
9:44 pm | Posted in
DHACDOOYINKA |
Read More »
Shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha ayaa hindistay qorshe mustaqbalka lagu debberayo cidhiidhiga waddooyinka dalka Shiinaha. Shirkaddu oo qaabilsan dhismaha, waxa ay soo bandhigay nooca basas ku dadweynaha ah oo marka ay waddadu xidhanto fursad u siinaya baabuurta yaryar ee ka dambaysa inay isaga dhex maraan halka dadkii rakaabka ahaana ay fuushan yihiin dabaqa sare ee [...]
8:29 pm | Posted in
DHACDOOYINKA |
Read More »
Qaraab ka mid ah maxaabiista ku jira xabsi ku yaala magaalada Manila ee dalka Philippines ayaa laga guraa kelbad lagaga guraa ilhahooda iyada oo aan la isticmaalayn dawooyinka xanuunka aan dareenayn qofka. Adeegga caafimaad oo bilaash ah ee ilkaha laga gurayo maxaabiista oo ay bixisay dawladda dalkaasi oo u badan kuwa dhaqaale-darradu haysato. Nooca daawayntan [...]
7:55 pm | Posted in
DHACDOOYINKA |
Read More »
Aroos lacag badan ku baxday ayaa shalay loo qabtay gabadha kaliya ee ay dhaleen madaweynihii hore ee Maraykanka Bill Clinton iyo haweenayda haatan haysa jagada arrimaha dibadda Maraykanka ee Hillary. Gabadha ay dhaleen labadan masuul oo la yidhaahdo Chelsea Clinton ayaa loo dhisay nin ay muddo badan wada-sheekaysan jireen ilaa yaraantoodii. Arooska oo ka dhacay [...]
7:42 pm | Posted in
DHACDOOYINKA |
Read More »