Home » Archives by category » WARARKII U DAMBEEYEY » CAYAARAHA (Page 2)
Real Madrid Oo Xiddig Muhiim Ah Iska Luminaysa Iyo Kooxo Heegan Ku Jira!!

Kooxda Real Madrid xiddiga qadka dhaxe uga ciyaara ee lagu magacaabo Isco ayaa waxaa uu kooxdisa u sheegay in uu doonayo in uu isaga tago kooxda marka la gaadho xagaaga dambe. Xiddigan reer Spain ayaa waxaa lala xidhiidhinayaa kooxo dhowr ah oo ka ciyaara horyaalka Ingriiska oo xiddigan u arka in uu muhiim u yahay. […]

Pin It
Continue reading …