Hargeysa 11, May 2011 (Ogaal)- Xidhiidhka kubadda Cagta Somaliland, ayaa beeniyay in ciyaartoy magaca Soomaaliya ku ciyaaraysa uu u diray dalka Jabuuti. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu xalay soosaaray xoghayaha xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland Mr. Khadar Maxamed Yuusuf, waxay jawaab ka bixiyeen warar ay wargeysyada dalka qaarkood faafiyeen, wuxuuna warsaxaafadeedkaasi u dhignaa sinda; “Maalinimadii Khamiistii [...]
Mulkiilaha kooxda Chelsea Roman Abramovic ayaa qorshaynaya inuu qiimo gaadhaya £50million kula soo wareego xagaaga ciyaaryahan Cesc Fabregas. Maalqabeenkaa Chelsea ayaa isku deyeya inuu afuubto donista Barca ee kabtanka u ah Arsenal. Kooxda ayaa u aragta in laacibkaa reer Spain uu fursad fiican u yahay inay wada ciyaaraan Lampard. Laakiin, Abramovich ayey haysataa hawl culus [...]
Kooxda kubadda cagta ee Chelsea ayaa jebisay heerkii taariikhda ee lacagta ciyaartoyda lagu kala iibsado iyadoo laacibka Liverpool ee Fernando Torres ku soo qaadatay 50 milyan oo geniga Sterling ah. Torres waa 26 jir u dhashay dalka Spain una ciyaara kulanka qaranka Spain, waxaana uu kooxda Chelsea u saxiixay inuu shan sano iyo bar u [...]
6:03 pm | Posted in
CAYAARAHA |
Read More »
Fernando Torres is relieved to have finally left Liverpool after revealing he wanted to join Chelsea last summer. Torres completed his British record £50million transfer on deadline day and is set to make his debut against the club he left in Sunday’s crunch Barclays Premier League clash. The Spanish striker said: ‘I felt from last summer that [...]
5:01 pm | Posted in
CAYAARAHA |
Read More »
Dhamaadkii tartankii koobka aduunka, dhamaan ciyaaryahanada Afrika waxay isu diyaarinayaan sidii ay ugu noqon lahaayeen dalalkooda oo ay ka qeybgelayaan is-reebreebka koobka qaramada Afrika ee bisha danbe. Xulka haysta koobkaa ee Egypt, Nigeria, Côte d’Ivoire, South Africa, iyo Ghana, ayaa ka mid ah xulalka tartanka adag u gelaya kulamadaa. Qaar ka mid ah xulalka Afrika [...]
9:06 pm | Posted in
CAYAARAHA |
Read More »
Roberto Mancini ayaa cadeeyey inuu dhaqaale u haysto suuqa iibsiga ciyaaryahanada, isla markaana sheegay inuu dhaafi doono xadkii loogu tallo galay inaan la dhaafin ee £100million. Tababarahan ayaa u isticmaalay dhaqaale gaadhaya £80m iibka ciyaaryahanaada Yaya Toure, David Silva, Jerome Boateng iyo Aleksandar Kolarov, sidoo kalena raaciyey inuu £50m oo kale u isticmaali doono iibka [...]
9:09 pm | Posted in
CAYAARAHA |
Read More »
Koobkii adunka ee hablaha da’doodu ka yar tahay 20-ka oo ka socday dalka Jarmalka ayaa gebegabadii waxaa ku guulaystay xulkii hablaha ka socday dalkii martida loo aha ee Jarmalka markii labaad. Hablaha Jarmalka oo ku guulaystay koobkan sannadkii 2004, oo lagu qabtay dalka Thailand, ayaan kulamadoodii khaldamin iyagoo lixii kulan ee ay yeesheen ku wada [...]
10:58 pm | Posted in
CAYAARAHA |
Read More »
Manuel Almuniaayaa cadeeyey inuu ku negaanayo garoonka kooxda Arsenal, inkastoo wararka laysla dhexmarayo sheegayaan inuu tegi doono meel kale. Tababar Wenger ayaan weli cadeyn ka u nqon doona goolhayaha kkoowaad sannadkan, inkastoo la seegayo inuu xiisaynayo helitaanka goolhayaha Fulham ee Mark Schwarzer. Wenger ayaa u soo jeediyey goolhayeyaasha Lukasz Fabianski, Victor Mannone iyo Wojciech Szczesny [...]
10:40 pm | Posted in
CAYAARAHA |
Read More »
Ciyaaryahanka Jarmalka u dhashay ee Mesut Ozil ayaa cadeeyey inu ku faraxsan yahay ku biirida kooxaha Manchester United ama Chelsea. 21 jirkan, ayaa filaya in la gaadhay wakhtigii uu u bedeli lahaa Ingiriiska, ka dib markii uu qaab ciyaareed wanaagsan ku soo bandhigay tartankii koobka aduunka ka dhigay xulkii qaranka inuu kaalinta sadexaad k [...]
1:19 am | Posted in
CAYAARAHA |
Read More »
Kooxda Manchester City ayaa la sheegay in culayskii dhaqaalaha kaga baxayey ciyaaryahanada ka fududaanayo, ka dib u wareegida labadoodii ciyaaryahan ee Javier Mascherano iyo Dirk Kuyt. Wararka laga helayo Talyaania ayaa sheegaya in Inter dhamaystirtay heshiiskii ay ugu soo wareegi lahaayeen ciyaaryahanadaa Liverpool garoonka San Siro, marka ay dhamaystiraan wareejinta ciyaaryahanadooda Mario Balotelli iyo Maicon. [...]
11:11 pm | Posted in
CAYAARAHA |
Read More »