CIMILLADA HARGEYSA

Ogaalnews
D A A W O
ENGLISH NEWS

Somaliland Shuts Down Private TV Channel – Arrests 22 Journalists »

HARGEISA — Somaliland’s government ordered the shut down of the country’s oldest and most popular private television network on Saturday, in a bold violation of its pledges to respect freedom of…

3:29 pm / Comments Off / Read More »

Somaliland Community of Ottawa congratulates Somaliland National Army »

Ottawa, 15 January, 2012, (Ogaal)- Somaliland community in Ottawa congratulates Somaliland National Army for their quick and decisive victory against the SSC terrorist outfit. On the heels his major speech, president Silanyo showed unequivocally…

3:25 pm / Comments Off / Read More »
somaliland army

BREAKING NEWS: Somaliland army takes control of Buhoodle »

LAS ANOD — Somaliland army is reported to have seized control of the disputed eastern town of Buhoodle in Buhoodle region, near the Ethiopian border, without any confrontations. Reports said thousands…

3:24 pm / Comments Off / Read More »

President Silanyo replaces three provincial governors »

HARGEISA — Somaliland President Ahmed Mohamed Silaanyo replaced three provincial governors on Tuesday night after promising to improve services and security at regional levels, statement said. According to a press release…

4:33 pm / Comments Off / Read More »

SOMALILAND: 308 Former SSC rebels join Amilitary »

LAS ANOD — Somaliland will add hundreds of former tribal rebels who embraced a government deal last year into its regular armed forces, official said on Friday. Mohamed Adan Geele (Urri),…

4:16 pm / Comments Off / Read More »
4

Somaliland:Rebuilding shattered lives, one home at a time »

BURCO-In Somaliland, NRC assists displaced people to build their own homes. After years in refugee camps in Ethiopia, young Mohamed can now witness how piles of bricks evolve into a…

4:07 pm / Comments Off / Read More »
kulmiye supporters

It is time for the Government of Somaliland to serve and protect its people »

EDITORIAL Oil deal Scandal Displacement and human destruction in Saameel Whilst the Government seems beset with infighting over a sum of $500,000 that should have gone to the Finance Ministry…

5:24 pm / Comments Off / Read More »
jamaal

Somaliland: International Banker Jamal Ali Hussein receives presidential welcome »

HARGEISA—International Banker and CEO of Citibank Tanzania Mr. Jamal Ali Hussein today returned to Somaliland as he was welcome by hundreds of people at Hargeisa’s Egal International Airport. Mr. Hussein…

6:35 pm / Comments Off / Read More »
WARARKA

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo amray Xadhigga Agaasimaha guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Tirada Shaqaalaha ay Boolisku ka soo xidheen Dacar-budhuq »

Hargeysa, 26 Jan, 2012 (Ogaal)- Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur), ayaa amar ku bixiyey in Xabsiga…

5:39 pm / Comments Off / Read More »

Cuqaal iyo Odayaal ka soo jeeda Beesha Balli-gubadle oo Madaxweynaha Xaal iyo Raalli-gelin ka siiyey hadal ka soo yeedhay Cuqaasha qaarkood »

Hargeysa, 26 Jan, 2012 (Ogaal)- Qaar ka mid ah Cuqaasha, Odayaasha Dhaqanka iyo Wax-garadka Beesha Balli-gubadle, ayaa xaal iyo raalli-gelin…

5:38 pm / Comments Off / Read More »

Diyaarado joog hoose ku duulaya oo fadhiistay deegaanno Hargeysa ka tirsan, Argagax ku abuurmay Dadka iyo Xoolo-dhaqato ka yaacay »

Hargeysa, 26 Jan, 2012 (Ogaal)- Diyaarado kala duwan oo joog hoose ku duulaya, isla markaana Laydh aad dadku ka argagaxay…

5:38 pm / Comments Off / Read More »

Somaliland: Fadeexad ka dhalatay Maxbuus xukun adag lagu riday oo la siidaayey, Wasiir Duur iyo Xeer-ilaaliyaha oo qoraallo gubiyey+Siraha qarsoon »

Hargeysa, 26 Jan, 2012 (Ogaal)- Garsoore ka tirsan Maxkamadda Sare ee Somaliland, xubinna ka ah Guddiga Caddaaladda Qaranka, ayaa sii…

5:37 pm / Comments Off / Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo markii u horreysay ka hadlay shirka London oo uu sheegay in lagu marti-qaaday iyo dagaalka Buuhoodle »

Hargeysa, 26 Jan 2012 (Ogaal)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa daboolka ka qaaday inuu soo gaadhay…

5:36 pm / Comments Off / Read More »

Booliska gobolka Togdheer oo qabtay Lacagtii ugu badnayd ee Doollar foojari ah iyo dad sitay »

Burco, 26 Jan, 2012 (Ogaal)- Badhasaabka Togdheer Cabdoo Axmed Aayir, Taliyaha Ciidanka Booliska gobolka Saleebaan Ducaale Ubaxle iyo Kormeeraha Laamaha…

5:36 pm / Comments Off / Read More »

Ganacsatada 21 Shirkadood oo waddani ah oo Wasiirka Maaliyadda ku eedeeyey inuu qaab siyaasadaysan isaga horkeenayo Ganacsatada dalka »

Hargeysa, 25 Jan, 2012 (Ogaal)- Masuuliyiinta 21 Shirkadood oo ka tirsan Shirkadaha Ganacsiga ee soo dejiya badeecadaha kala duwan ee…

4:57 pm / Comments Off / Read More »

Dawladda Maraykanka oo sheegtay inay sii kordhinayso wada-shaqaynta iyo taakulaynta Somaliland »

silanyo_US ambassador to Somalia

Hargeysa, 25 Jan, 2012 (Ogaal)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Xafiiskiisa kulan kula yeeshay Ergayga dawladda Maraykanka…

4:57 pm / Comments Off / Read More »

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo kulan la yeeshay Shirkad shisheeye oo Macdan baadhis ka wadda dalka »

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland

Hargeysa, 25 Jan, 2012 (Ogaal)- Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa shalay Xafiiskiisa ku qaabbilay Wefti ka…

4:56 pm / Comments Off / Read More »
WARAR DHEERI AH

Madaxweyne Obama oo si toos ah u bixiyey amar ay Ciidamada Maraykanku ku soo furteen shaqaale gargaar »

Muqdisho, 26 Jan, 2012 (Ogaal)- Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa ugu hambalyeeyey Wasiirkiisa Gaashaandhigga weerarkii ay Ciidammo Maraykanku ku qaadeen xarun ay koox Budhcadbadeed ah afduub ugu haysteen laba ka mid ah shaqaalaha gargaarka ee hay’adda Danish Demaining Group. Madaxweynaha Maraykanka Obama ayaa Xoghayihiisa…

5:35 pm / Comments Off / Read More »

Maamulaha Guud ee Dahabshiil oo Khudbad-aqooneed ka Jeediyey Jaamacadda Culuumta Dhaqaalaha ee London (LSE) »

London, 25 Jan, 2012 (Ogaal)- Maamulaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil Md. Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale, ayaa dhowaan khudbad-aqooneed taabanaysa fursadaha iyo maaraynta adeegyada dhaqaale ee dalalka soo koraya ka jeediyay jaamacadda culuumta dhaqaalaha ee LSE oo ku taalla magaalada London ee dalka Ingiriiska. Madasha uu…

4:51 pm / Comments Off / Read More »

Al-Shabaab oo sheegatay inay ka dambeeyeen Qarax lagu weeraray xarunta maamulka Hiiraan »

Soomaaliya, 25 Jan, 2012 (Ogaal) Malleeshiyada Al-shabaab ayaa sheegatay inay ka dambaysay weerar ismiidaamin ah oo ay ku qaadeen shalay subax xarunta maamulka gobolka Hiiraan oo Saldhig u ah Ciidammada Itoobiya ee ku sugan Baladweyne. Al-shabaab ayaa sheegtay in markii ay weerarka ku qaadayeen saldhigga…

4:50 pm / Comments Off / Read More »

Shirkadda Isgaadhsiinta eeTELESOM oo soo Daaf-furtay Adeeg cusub oo la yidhaa ila-maqal »

Hargeysa, 25 Jan, 2012 (Ogaal)- Shirkadda ugu isticmaalka badan adeegyada ay bixiyaan Shirkadaha Isgaadhsiinta Somaliland ee Telesom oo hore u bixin jirtay adeegyo badan oo kala duwan oo ay bulshadu is-ticmasho, ayaa shalay soo bandhigtay adeeg cusub oo ay ku soo kordhisay Isticmaalka Kaadhadhka Taleefanka…

4:47 pm / Comments Off / Read More »

Dagaal hor leh oo ka dhex qarxay madaxda sare ee Al-Shabaab iyo waxa uu salka ku hayo »

Muqdisho, 24 Jan, 2012 (Ogaal)- Hoggaanka ugu sarreeya Malleeshiyaadka Al-Shabaab ee ka dagaallanta koonfurta dalka Soomaaliya, ayaa lagu soo waramayaa in uu soo kala dhexgalay khilaaf xoogan kadib markii diyaaradaha nooca aan duuliyaha la hayn la sheegay inay dishay mid ka mid ah hoggaamiyeyaasha Al-Shabaab…

5:34 pm / Comments Off / Read More »
RAADI WARARKII HORE
Somaliland 20th Independence Anniversary
WAXBARASHADA Heshiishka masuuliyiinta labada Jaamacadood

Jaamacadda Hargeysa oo heshiis la gashay Jaamacad ku taala dalka Australia

Hargeysa 11, April 2011 (Ogaal)- Jaamacadda Hargeysa oo ugu wayn Jaamacaddaha Somaliland, ayaa shalay heshiis la gashay Jaamacad ku taala dalka Australia. Munaasibad loo sameeyay saxeexa heshiiskaas laba-geesoodka ah oo shalay lagu qabtay xarunta Jaamacadda Hargeysa,…

8:16 pm / Read More »
DIINTA

Hargeysa: Arday gobollada metelaysa oo Tartanka Quraanku u bilaabmay

Hargeysa 19, August 2010 (Ogaal)- Arday oo ka kala yimi gobollada Somaliland, ayaa shalay uu tartanka Quraanka kariimka ahi uga bilaabmay caasimada Hargeysa. Tartankan oo Ramadaan kasta la qabto, waxa sannadkan ka qaybgalay 63 arday oo…

8:31 pm / Read More »
CAAFIMAADKA

Noocyada kala duwan ee Fiitamiinada iyo ilaha laga heli karo

  Fiitamiinada waxa uu jidhku ugu baahan yahay si ay uga qayb-qaataan korriimada, waxaana jira noocayo badan ay ka mid yihiin vitamin A, C, D, E, K, iyo vitamin B oo ka kooban qaybo badan oo…

8:17 pm / Read More »
KU HADAL QALINKA yaasiin

Baaq Qaylo-dhaan ah oo ku socda Guddiga Caddaaladda Qaranka Somaliland iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare

Taariikhda marka aynu dib ugu noqono 20kii sano ee Somalilan jirtay lama arag cadceedda oo duhura nin sheegta dhisme caana oo dadku wada yaqaanaan lana ogyahay in dawladu leedahay ,aan hoos udaadaga ee dhismahani  waa kaalinta…

4:55 pm / Read More »
TAARIIKH Mohamuud-Axmed-Cali

Tariikh Nololeedkii Aabihii Tacliinta Soomaliyeed (Maxamoud Axmed Cali) – QAYBTII 4AAD

Qalinkii Al-Ustaad Aadam x. Baxnaan Xirsi Waxa Diyaariyey Iskuna Duba Riday Duale Abdi Fuuraa, faraskacad@gmail.com Waqtiga ardaydu wax baran jireen waxay ahayd 8-da subaxnimo ilaa 5-ta galabnimo, marka laga reebo waqti yar oo ay ardaydu wax…

7:08 pm / Read More »
DHACDOOYINKA MATAANO

Mucjisada Mataano abuurkoodu dhif yahay oo ku dhashay dalka Shiinaha

Qof dumar ah ayaa ku dhashay gabadh laba madax leh magaalada  Sichuan, ee dalka Shiinaha. Gabadhan ladaba madax leh, oo wadaaga jidh keliya, laba gacmood iyo laba lugood, ayaa ku dhalatay qeybta Caesarean wiigii hore, sida…

7:39 pm / Read More »
CAYAARAHA somaliland-football-associa

Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland oo been-abuur ku tilmaamay inuu ciyaartoy u diray Jabuuti

Hargeysa 11, May 2011 (Ogaal)- Xidhiidhka kubadda Cagta Somaliland, ayaa beeniyay in ciyaartoy magaca Soomaaliya ku ciyaaraysa uu u diray dalka Jabuuti. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu xalay soosaaray xoghayaha xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland Mr. Khadar…

7:20 pm / Read More »
ARR.BULSHADA Meher

HAMBALYO MEHER: Mudane Maxamed Jaamac Dhiif iyo Marwadisa Saynab Keyse Aadan

Rashiid Muuse Ismaaciil Gudoomiyaha Jaaliyada Somaliyeed ee Norway. Axmed Cawad Gudoomiyaha Dahabshiil Norway, Dr Cabdi Yaasin Isu Duwaha Caafimaadka Gobolka Togdheer, Abwaan Cabdilaahi Saleebaan Bidde, Siciid Bare Weerar. Madaxa Dhaqaalaha Jaaliyada Somaliyeed Ee Norway, Guddoomiyaha Wargeyska…

8:43 pm / Read More »

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google

KEYDKA WARARKII HORE KA XULO

LATEST OGAAL TWEETS

© 2011 - Ogaal News Online - All Rights Reserved - Designed by KADAR KAARIYE